|
|
SII DAAYA LAMAANAHA: Waa hees kale oo cusub oo magaceeda la yiraahdo SII DAAYA LAMAANAHA ( RELEASE THE COUPLE).Waa heees looga codsanayo nimanka qafaalashada ku haysta lamaanaha Ingiriiska oo lagu haysto xeebaha Soomaliya in ay sii daayaan. Heestu waxey taabaneysaa meelo faro badan:Dagaalada sokeeye; qaxa dadku wali qaxayo; soomaalida sida loogu soo dhaweeyay carriga qarbiga; Diintooda iyo dhaqankooda in aan lagu faragalin; dadka dhulkooda iyo dadkooda nabagelino. |
Al shabaab oo heshay
hubkii DKMG
08/Feb/2010 Masuuliyiin ka tirsan Ururka Al-shabaab ayaa waxaa ay maanta soo bandhigeen Hub iyo Sarkaal ka tirsanaa DFKM oo ay sheegeen in uu ka soo goostya DFKM ,Masuuliyiintaan Al-shabaab oo la hadalay saxaafada ayaa waxaa ay sheegeen in Sarkaalkaan uu isagu khiyaarkiis uga soo goostya DFKM. Masuuli- yiintaan Al-shabaab ayaa waxaa ay soo bandhigeen oo kale qoryo u badan kuwa gacanta gaar ahaan qoriga AK-47 oo gaaraya ilaa 50 xabo oo ay sheegeen in ay ku qabsadeen dagaaladii kale duwanaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho. + Sawiro

Witnesses say Ethiopian troops
back in Somalia
08/Feb/2010 Heavily-armed Ethiopian vehicles have reportedly crossed into south central Somalia, seizing the family of a man with Al-Shabab links. Witnesses said the neighboring country's troops entered the towns of El Barde and Yeed on Saturday, seeking the unidentified man, according to a Reuters report. "They came with armored vehicles and were searching for a well-known local man who also works with Al-Shabab," Hussein Ronow, a town resident said on Sunday.
The man reportedly escaped, but his wife and three children along with his brother and his brother's family were arrested.

Netanyahu makes every anti-Iran effort
in Russia
08/Feb/2010 Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu will visit Moscow to persuade the Kremlin into backing tougher sanctions against Iran days after media reports revealed that Tel Aviv has dispatched two warships to the Persian Gulf. The three-day trip, planned weeks ago, will see Netanyahu making every effort in convincing Russian government officials to join the Western-led campaign for additional sanctions against Iran's enrichment activities. One Israeli official told The Jerusalem Post on conditions of anonymity that Netanyahu will have a hard time wooing the Russians, who are helping Iran build a nuclear reactor in the southern city of Bushehr and have so far appeared reluctant in imposing sanctions
Garaad C/rashiid Garaad Ismaaciil oo ka waramaya xaalada magaalada Laascaanood
08/Feb/2010 Garaad C/rashiid garaad ismaaciil oo ka mid ah Garaadada gobolka Sool,isla markaana ah garaadka keliya ee ku sugan magaalada gudaheeda wakhtigan,ayaa shabakada Ceegaag siiyey waraysi uu kaga waramayo xaalada nabadgelyo oo ka sii daraysa,wuxuuna garaadku u gudbiyey codsi maamulka Somaliland,isagoo ka dalbaday inay soo daayaan dadka shacabka ah ee xabsiyada loo taxaabay.
Muqdisho oo mar kale laga
barakacayo
07/Feb/2010 Xaafadiha safka hore ee dagaalka, xigana dhinaca Madaxtooyada, ayaa waxaa mar kale ka socda barakac aan dagaal sababin, balse baqdin dagaal. Goobahan ayaa dadka iminka fara ku tiriska ah ee ku hadhey ay u arkaan inay noqon doonaan meelaha la isku fara saaro, dagaalka ay beryahan ku baaqeysey dolwada Shariifka ee go'doonka ku ah Madaxtooyada.Dowlada Shariifka ayaa dhowaanahanba isku biir-biirinaysey ciidamo loogu soo tababary Ugandha iyo Jabouti, kuwaasoo iminka ku sugan xerooyin looga smeeyey dhinaca iyo xeebta Jaziiira. Sida aan wararka ku heleyno, AMISOM iyo ciidamadan ayaa dhulkaa obosiibooyinka ahaa, iminka ka dhigtey xerooyin, ahna meesh Dowladaha Reer-Galbeedka ay u qoondeeyen in laga daadgureyo ciidamada AMISOM hadii iyaguba arinku ku xumaado.
Will Obama Play the War Card?
By Patrick J. Buchanan 07/Feb/2010 Republicans already counting the seats they will pick up this fall should keep in mind Obama has a big card yet to play. Should the president declare he has gone the last mile for a negotiated end to Iran's nuclear program and impose the "crippling" sanctions he promised in 2008, America would be on an escalator to confrontation that could lead straight to war. And should war come, that would be the end of GOP dreams of adding three-dozen seats in the House and half a dozen in the Senate. Harry Reid is surely aware a U.S. clash with Iran, with him at the president's side, could assure his re-election. Last week, Reid whistled through the Senate, by voice vote, a bill to put us on that escalator.
Ahmedinejad: Waxaanu saafi-garaysan
20% uraniumtayada
07/Feb/2010 Madaxweynaha dalka Iran ee Ahmedinejad ayaa telefishanka dalkaa ka sheegey in Iran saafigaraysan doonto 20 boqolikiiba uraniumta ay haystaan oo lagu qiyaasey inay tahay ilaa 1750kg, oo lagu safeeyey "Enrich gareeyeyey" 5 boqolkiiba. Tan ayaa timi uun maalmo kadib markii Ahmedinejad uu rajo ka muujiyey in Iran ay u gudbin doonto Reer Galbeedka si xagooda 20 boqolkiiba safaysan loogu soo bedelo si loogu isticmaalo Reactorka Baadhista ee yaala Tehran, kaasoo soo saara Isotopka lagula tacaalo cudurada cancerka.

SH. Xasan Daahir oo hadlay -
Martida Makrafoonka
6/Feb/2010 Barnaamijka martida Makrafoonka todobaadkan waxaa marti u ah guddoomiyaha ururka Xizbul-Islam, Sh. Xasan Dahir Aweys oo arrimo kala duwan ka hadlaya. Sheekh Xasan ayaa barnaamijkan oo uu soo diyaariyay wariyaha VOAda ee qaaradda Yurub Cabdisalaan Hereri waxaa uu kaga warramayaa arrimo ay ka midyihiin sida uu u arko go’aandii shirkii midawga Africa. Sidoo kale waxa uu kaga hadlayaa goosashada ku xigeenkiisii Xasan Turki . Sh Xasan Daahir Aweys ayaa sidoo kale ka warramaya nolosha ceelasha biyaha oo xaruun u ah iyo qodobo kale.

Sacuudiga oo qirtey in 140 askari laga diley, qaarna ka maqan yihiin
6/Feb/2010 Wasaarada Difaaca ee Sacuudiga ayaa qirtey inay dagaalkii ay la galeen Xuuthiyiinta kaga dhinteen 140 askari oo uu ku jiro sarkaal sare oo tababar gaar ah lahaa, sida ay sheegtey wasaarada difaaca ee dalkaa. Sacuudiga ayaa sidoo kale sheegey in askar kalena ay ka maqan yihiin, kuwaasoo la tuhmiyo inay ku jiraan gacanta Xuuthiyiinta. Sacuudiga ayaa ka gaabshey xabad-joojin ay gooni ahaan ugu dhowaaqdey jabhada Xuuthiga, kaasoo ay sheegeen inay dib uga guran doonaan ciidamadooda xuduudaha Sacuudiga. Sacuudiga ayaa sheegey in ciidamado Snipers ah ay jabhada kaga tegtey goobihii ay dib uga gurteeen, kuwaasoo ugaarsi ba'an ku haya kuwa Sacuudiga ee hore u soo siqaya.
CIA oo loo ansaxinayo dilka dadka
Maraykanka ee tuhunku galo
6/Feb/2009 Dowlada Maraykanka ee uu madaxda ka yahay Obama ayaa eegeysa dalab ka yimi hay'ada Sirdoonka ah ee CIA, taasoo ku dalbanaysa in ay disho dad u dhashay wadanka Maraykanka oo uu lagu tuhmayo saacidaada xarakada Alqacida. Liiskan oo dheer ayaa waxaa ku jira sadex nin oo haysta dhalasho Maraykan ah, oo uu ka kow yahay wadaadka asal ahaan ka soo jeeda Yemen ee Anwar Aulaqi, kaasoo ku dhashey Maraykanka.
The Expanding US War in Pakistan
By Jeremy Scahill
6/Feb/2010 Three US special forces soldiers were killed in northwest Pakistan this week, confirming that the US military is more deeply engaged on the ground in Pakistan than previously acknowledged by the White House and Pentagon (see "The Secret US War in Pakistan," November 23, 2009). The soldiers died Wednesday in Lower Dir when their convoy was hit by a car bomber in what appeared to be a targeted strike against the Americans.
Related Atricle:

Suuqa Bakaaraha, Suuq cadow
badan
5/Feb/2010 Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa ah mid soo jireena, marxalado badan oo dagaal iyo nabadana soo maray. Waxaa beryahan lagu tiriyaa inuu yahay suuqa ugu weyn Bariga Afrika. Nasiib xumo suuqan ayaa noqdey suuq cadow badan leh. Suuqan cadowyadiisa ayaa wajiyo badan leh. Kuwo xiqdi iyo xaasidnimo kula coleytima, taasoo salka ku haysa hantida dhex taala suuqan iyo suuqa oo ku yaal degaan aan degaankooda ahayn. Kuwo kale ayaa kula coleytamay dhinaca maamulka, madaama cida faraha ku haysa aanay iyaga ahayn. Kuwo kale ayaa kula coleytamey in suuqani cadowgooda kalkaalo, kuwaasoo bililiqo iyo madaafiic la beegsada. Hadaba suuqa intan oo cadow soo lahaa, siduu kaga badbaadey hagardaamooyinkooda?

Why do so many Women
come to Islam?
Diana Beatty -My Journey to Islam
04/Feb/2010 (Part-1)My name is Diana Beatty, some call me Masooma Amtullah but most do not. I am almost 23 and converted nearly 3 years ago now. I am a college student studying physics and training to become a teacher. I am a native of Colorado, USA. My father and brother are electricians.
"Alhumdooleluh I was guided. Islam also improved my life as a woman in that I find good Muslim men treat women with so much more respect than is found in American society that I am raised in".
To Gaza and Lebanon:
Beware the Iron Wall, the Coming War
by Ramzy Baroud 04/Feb/2010 The Israeli military may be much less effective in winning wars than it was in the past, thanks to the stiffness of Arab resistance. But its military strategists are as shrewd and unpredictable as ever. The recent rhetoric that has escalated from Israel suggests that a future war in Lebanon will most likely target Syria as well. While this doesn’t necessarily mean that Israel actually intends on targeting either of these countries in the near future, it is certainly the type or language that often precedes Israeli military maneuvers.
Ramzy Baroud
Sh. Shariif hal Gu’ ka dib ma sii Galbanayaa
mise waa soo Gaaxayaa?!
04/Feb/2010 Sh. Shariif wuxuu siyaasadda ku soo galay jihaadkii madoobaa iyo jaanqaadkii wadaadada, wuxuu noqday bilic muuqata iyo bar la tilmaamsado ha noqoto gudaha iyo debadda, wuxuu si fiican uga dhex muuqaday maamulladii kala duwanaa ee ay dhisteen Wadaadadu, dharbaaxyadii ku dhacday wadaadada wuxuu dabada la galay toonta iyo hawdka Jubbooyinka, wuxuu magangalyo ka helay dawladda Maraykanka isaga oo muddo daganaa Kenya wuxuu ka dib u baqoolay Yemen.
Muddo ka gadaal wuxuu saldhig ka dhigtay Wadanka Erateriya... Sawiro
Laascaanood iyo Qarax kale
04/Feb/2010 Qarax kale ayaa xalay ka dhacay magaalada laascaanood ee Somaliland. Qaraxan ayaa lala beegsaday ciidamo ka tirsan Maamulka Somaliland oo marayay Agagaarka Hotel Xamdi ee Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Qaraxa ayaa laga maqlay dhammaan xaaafadaha ay Magaaladu ka kooban tahay ,waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay isku wareejiyay ciidan gurmad ahaa oo yimid goobta uu qaraxu ka dhacay ilaa saakana ku sugnaa halkaa.
Si cad looma oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxii xalay , dhinaca kale lama oga ilaa iyo hadda cida ka dambeysa falkii xalay.
Warbixinta VOA 
Masaajidda Magaalada Ransburg ee Dalka Jarmalka oo loo ogolaaday Aadaanka sameecadaha codka baahiya.
03/Feb/2010 Maamulka Magaalada Ransburg ee Dalka Jarmalka ayaa ogolaaday in Aadaanka Salaadaha loo isticmaali karo Sameecadaha codka baahiya wuxuuna duqa Magaaladaasi sheegay in codka Sameecadaha ay gudbinayaan uusan ka weyneyn kan Raadiyayaasha iyo jabaqda Shimbiraha .Duqa Magaalada Ransburg oo lagu magacaabo Andreas Peters oo ka tirsan Xisbiga Wadaaga ee Dimuqraadiga ah ee Jarmalka ayaa sheegay in aysan jirin qawaanin ka hor imanaysa in masaajida loo isticmaalo sameecadaha codka baahiyaha .+ Nasheed
Daahir Riyaale Ma Garanayaa Masuuliyadda Madaxweynanimo?
By Jamaal Madar
02/Feb/2010 Riyaale ka sugi mayno inuu aqbalo masuuliyadda dilalkaas ka dhacay meesha balse waxa laga la’yahay inuu ka hadlo. Wuxuu hadda ka hor ka soo qaaday bar kuma taal dhallinyaradii xabbadaha sida cadwtinamada ah loola eegtay ee ay askartiisu laysay oo uu ku sheegay inay mucaaradku ka dambeeyeen isagoo weliba intuu ballan qaad ummadda u sameeyey haddana ka noqday saqdii dhexe inuu dhiibo muftaaxii baarlamanka uu sida sharci darrada ah ku xidhay, wuxuu masuuliyadeedii diiday in Fagadhe, Alle ha u naxariistee, meydkiisa dayuurad la soo saaro oo ay dawladdu kharashka bixiso oo uu yidhi France ha lagu aaso illaa ummaddu qeylo ka wadhay, wuxuu masuuliyadeedii diiday carruurta badda isku gurta oo uu yidhi,

Xasan Daahir oo ka hadlay ku biiristii
Xasan Turki ee Alshabaab
02/Feb/2010 Gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa Shir jaraa’id oo uu goordhow qabtay waxaa uu ku qiray in kuxigeenkiisii Sheekh Xasan Turki uu ku biiray Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab.
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo daqiiqado ka hor shir ja’aaid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in gudoomiye ku xigeenkii Ururka xisbul Islaam Sheekh Xasan Sheekh C/laahi Xirsi Sheekh Xasan Turki uu ku biiray Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab.
Somalia's Al Shabaab to Ally With Al Qaeda
02/Feb/2010 The militant group al Shabaab said it would ally with al Qaeda in a drive to establish an Islamic state in Somalia and fight for Muslims across East Africa, offering a fresh test for U.S.-backed African peacekeepers struggling to defend a weak Somali government. In a statement Monday, the group said it had agreed, among other things, "to connect the horn of Africa jihad to the one led by al Qaeda and its leader Sheikh Osama Bin Laden." The statement, written in Somali and Arabic, is believed to be the first explicit confirmation of what U.S. and Somali government have long suspected: Militants in one of Africa's least stable places are sharing resources and merging agendas.(WSJ)
Sawiro Naxdin leh oo laga soo qaadey Lamaanihii Ingriiska ahaa
01/ Feb/2010 Mr iyo Mrs Chandler oo ahaa lamaanihii ay budhcad badeeda Soomaalidu ka soo afduubeen badweynta hindiya ayaa xaaladoodu aad u liidataa. Sawiradii ugu danbeeyey ee laga soo qaadey ayaa waxay muujinayaan inay aad u liitaan xaga caafimaadka. Wejigodii ayaa gudhay, way caatoobeen gaajo awgeed. Waxaana ka muuqata nafaqo daro aad u liidata iyo niyad jab aad u weyn.Sawirada waxaa ka soo qaadey French news agency oo loo ogolaaday inay raacaan Dhakhtar Soomaali ah
(Cabdi Maxamed Celmi ) oo baadhitaan ku sameynayey xanuunada lamanahaasi.SAWIRO + video + 
The Ideal Personality of the Muslim
01/ Feb/2010 The ideal Muslim character is distinct and balanced. The Muslim is the embodiment of the teachings of the Qur'an and the Sunnah (sayings, actions and the approvals of the Prophet Muhammad sallallaahu 'alaihi wa sallam). He follows the teachings of the Book of Allah (i.e. Qur'an) and the example of the Prophet Muhammad in all affairs, relations, and situations - starting with his relationship with his Lord, his own self, his family and the people around him.
The following is a brief overview of some qualities of the ideal Muslim personality.
Xasan Turki oo Alshabaabay
01/ Feb/2010 Ururka Al-Shabab ayaa sheegay inay midoobeen Guutada Raaskaambooni oo ka mid ahaa ururka Xizbul Islaam. Garabakan ayaa waxaa hoggaamiya wadaadka lagu magacaabo Sheekh Xasan Cabdullaahi Xirsi “Sheekh Xasan Turki”, oo ah Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Xizbul Islaam. Mas’uuliyiinta ugu sarraysa labada dhinac ayaa la sheegay inay maalmihii ugu dmabeeyey ku shirayeen magaalada Baydhaba, halkaasi oo manata oo Isniin ah uu ka dhacay shri jaraa’id oo looga dhowaaqay midwoga labada dhinac. Mid ka mid ah madaxda Al Shabaab oo lagu magacaabo Fu’aad Maxamed Khalaf ayaa warbaahinta u sheegay in ay dhisayaan waxa uu ugu yeedhay dawlad Islaami ah
Maxaad ka taqaan magaalada
Gabiley
By Yassin I.
31/Jan/2010 Hadii wax lagaa waydiiyo waxyaabaha ay caanka ku tahay magaalada Gabiley, ayaa laga yaabaa inaad soo tiriso taariikho aan yarayn, oo ay ka mid tahay inay ahayd magaaladii uu ku soo barbaarey gabyaagii weynaa (AUN) C/laahi Suldaan Timacade. Balse ma ka war haysaa dabeecadaha gaarka ee ay leedahay magaaladan? Cimiladeedu waa sidee? Bulshadeedu waa sidee? Mustaqbalkeeduna waa sidee? (SAWIRO)
China iyo Maraykanka oo khilaaf xoogan
soo kala dhex galay
31/Jan/2010 Afhayeen u hadley wasaarada Arimaha dibeda ee dalka China ayaa sheegey in cawaaqib xumo ka dhalan doonto hubka Maraykanka uu damacsan yahay inuu ka iibiyo dowlada Taiwan. Tan iyo intii la shaaciyey in Maraykanku damacsan yahay in uu hub gaadhaya 6 bilyan oo dollar ka iibiyo dowlada Taiwan, ayaa waxaa sii badanayay cabashooyinka iyo hanjabaadaha ka soo yeeraya China. video

Sheekh Shariif : Waan dagaalameynaa
30/Jan/2010 "Shabaab iyo Al-Qaacida inaan dalka ka xoreyno ayaa balan qaadeynaa, dalkaan dhibaato aad u culus ayay ka hayaan, waxaana diyaar u nahay inaan nimankaas argagixisada ah aan tallaabo ka qaadno" 
Related articles:
|