Waxqabadkii kacankii 21 Oktoobar

21/Oct/2009  Waqtiga kacaanka barakeysan waa waqtigii fiicanaa waxaa mahad leh shacabka oo daacad ahaa iyo madaxda sharafta leh dhalinyarada oo isku taxluujisay siday wax u bari lahaayeen koodii waxbartay ragga iyo dumarba u soo taagnaa, iyagoo lagu baraarujiyey wadaniyada waxay tahay ay jiilba jiilka kale inuu waxbaro kii dhaqtar ah uu daaweeyo kii askari ah uu cadawga ka difaaco. Iydoo ay jirtay is maqal ixtiraan kan yar uu ixramo ruuxa ka weyn kan weyna uu gacan qabto kan ka yar oo walaalo daris lah

1

 

3

4

5

6

 

General@xogdoon.com